Fadlan ogow: Shaqaalaha Lymphoma Australia waxay awoodaan inay ka jawaabaan iimaylada lagu soo diro luqadda Ingiriisiga oo keliya.
Dadka ku nool Australia, waxaan u fidin karnaa adeega turjumaada telefoonka. Kalkaalisadaada ama qaraabadaada ku hadasha Ingiriisiga ha noo soo wacaan si ay tan u diyaariyaan.